Raisul Wasaaraha Somalia oo la kulmay danjire Maxamed Albaaz (Daawo Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Albaaz. Waxay ka wada hadleen iskaashiga iyo xiriirka labada dal ee walaalaha ah iyo sidii loo sii xoojin lahaa. Danjire, Max’ed Albaaz ayaa RW Rooble ku amaanay dedaalkii uu u galay dhameystirka doorashooyinkii dalka ka dhacay oo … Continue reading Raisul Wasaaraha Somalia oo la kulmay danjire Maxamed Albaaz (Daawo Sawirro)